Sawirro-Muuqaal: Xil Saleebaan Maxamud Xaashi (Xuubsireed) oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo

20 July 2021 (Puntlandes) Xildhibaan Saleebaan Maxamud Xaashi (Xuubsireed) oo ka tirsan Golaha Shacanbka ee baarlamaanka JFS ayaa maalintii shalay waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Xildhibaanka ayaa waxaa ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo qaar ka mid ah maamulka gobolka, Nabadoono, Ganacsato, Dhalinyaro, Haween iyo Ururada Bulshada.


4


Puntlandes.com

About The Author