Sawirro-Muuqaal: Hadaljeedintii Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo Salaada Ciida Shacabka Gaalkacyo kula tukaday Garoonka Kubadda Cagta ee Cawaale

20 July 2021 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo Salaada Ciida Shacabka Gaalkacyo kula tukaday Garoonka Kubadda Cagta ee Cawaale ayaa jeediyey khudbad uu uga hadlay ciribtirka Alshabaab ee ay ka wadaan gobolka iyo sidii uu shacabku ula shaqayn lahaa dawladda Puntland.



Puntlandes.com

About The Author