Sawirro: Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray magaalada Kismayo

Filed under: Wararka maanta |

24 July 2021 (Puntlandes) Wafdigii uu Hoggaaminayey Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) Maxamed Xasan Maxamed Cirro ayaa gaadhay magaalada Kismayo ee caasimadda KMG ah ee Jubaland.

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad-goboleed Jubaland ayaa ku soo dhaweeyey Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismayo. Safarkan ayaa la xiriira kor joogtaynta doorashada Aqalka Sare oo dhawaan ka bilaabmi doonta dowlad goboleed ka Jubaland.


Puntlandes.com