Daawo Muuqaal: Shirkada Dhismaha Dekada Garacad ee Wadaagsan oo kawarbixisay meesha uu marayo dhismaha Dekada Garacad

21 Aug 2021 (Puntlandes) Hogaanka Shirkada Dhismaha Dekada Garacad ee Wadaagsan ayaa ka warbixisay meesha uu marayo dhismaha Dekada Garacad iyo waxa u dhiman.

Maamulka shirkadda ayaa ku dhawaaqay in Jambigii koowaad ee ay Maraakiibtu kusoo xiranayeen uu dhamaaday shaqona uu diyaar u yahay.

Puntlandes.com

About The Author