Sawirro: Madaxweyne Deni oo ka qeybgalay kulan ay caawa wada yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka iyo Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya

23 Aug 2021 (Puntlandes)  Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay kulan ay caawa wada yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka iyo Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya.

Golaha Wadatashiga Qaranka iyo Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wadajir uga qaybgalay munaasabad Casho Sharaf ah oo uu sameeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.


Puntlandes.com

About The Author