Akhriso Hantidhawrka Guud ee Dawlada Puntland oo shaqo joojin ku sameeyey saraakiil ka tirsan Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Dawladda Puntland

24 Aug 2021 (Puntlandes) Qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha Hantidhawrka Guud ee Dawlada Puntland ayaa shaqo joojin loogu sameeyey saraakiil ka tirsan Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Dawladda Puntland, kadib markii natijada horudhaca ah ee baarista ay muujisay in ay jirto lunsasho hanti dadweyne.

Sidoo shalay qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha Hantidhawrka Guud ee Dawlada Puntland Ayaa shaqo joojin loogu sameeyey saraakiil ka tirsan Wasaarada Qorsheynta H/Dh iyo xiriirka caalamiga ah, kadib markii ay is hortaag shaqo sameeyeen.

Puntlandes.com

About The Author