Daawo Waraysi: Wasiir Maxamed Kaahin oo kahadlay falkii ay dad soomaaliyeed uga masaafuriyeen Laascaanood, loolanka Xisbiga Kulmiye…..

14 Okt 2021 (Puntlandes) Waraysi uu Corn Cable TV la yeeshay Wasiirka Arimaha Guduha Somaliland Maxamed Kaahin ayaa wuxuu kaga hadlay falkii ay dad soomaaliyeed uga masaafuriyeen Laascaanood, Xisbiga Kulmiye oo uu iminka sheegay inuu musharacx u yahay gudoomiyaha xisbiga.

Wuxuu kaloo ka jawaabayaa:

Hantidii dadka laga qixiyey magaalada Laascaanood?

Siyaasi Maxamuud Xaashi ma yahay Kulmiye?

Puntlandes.com

About The Author