Daawo muuqaal: Farmaajo iyo Rooble oo wada hadal ay yeesheen xal uga gaaray arrimihii ay ku kala aragti duwanaayeen

21 Okt 2021 (Puntlandes) Daawo muuqaal: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble oo wada hadal ay yeesheen xal uga gaaray arrimihii ay ku kala aragti duwanaayeen, iyagoo soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan qodobbadii lagu heshiiyay.


Puntlandes.com

About The Author