Dhagayso waraysigii Muqtaar Roobow oo dhamaystiran: Alshabaab na waxay afduubtay diintii, Farmaajo na wuxuu afduubay dawladnimadii

24 Okt 2021 (Puntlandes) Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa markii ugu horeysay ilaa dhamaadkii sanadkii 2018 wuxuu bixiyey waraysi uu siiyey idaacadda VAO.

Roobow ayaa wareysiga ku sheegay in Alshabaab ay afduubtay diinta, halka uu Farmaajo na ku sheegay inuu afduubay dawladnimadii, wuxuuna shacabka soomaaliyeed ka codsaday inaysan dib u dooran Farmaajo.

Dhagayso waraysiga VAO ay la yeelatay Muqtaar Roobow oo dhamaystiran

Puntlandes.com

About The Author