Rooble oo guddi u magacabaya fulinta wareegtadii madaxweynaha

31 Okt 2021 (Puntlandes) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacabay gudiga fulinta wareegtadii uu dhawaan soo saaray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo , taas oo ku saabsanayd ilaalinta dhulka danta guud.

Guddiga uu Rooble magacaabay ayaa ka kooban:

1 } Wasiirka Arimaha Gen. Mukhtaar Gudadaha Gudoomiye
2)- Wasiirka Cadaaladda: Cabduqaadir Maxamed Nur
3)- Wasiirka Amniga: Cabdulaahi Maxamed Nur
4)- Wasiirka Waxbarashada: Cabdulaahi Carab

About The Author