GAAS OO MAANTA KA LEEXDAY WADADA WEEYN EE LAAMIGA MAXAY TAHAY SABABTU

Madaxweyne Gaas ayaa maanta Ka leexday wadada weeyn ee Bartamaha magaalada Dhex martah Cabsi uu ka Qabo Mudaharaad Lagu sameeyo awgiis. Waxuuna maray Wada Raf ah oo Dhexmarta Xaafadda Hodon isaga oo meel dhexe ka qabsaday Jidka 30ka kadibna la soo wareegay Wadada Meeraysane.

Dhanka kale Magaalada Ayaa lagu soo Daadiyay Ciidamo farabadan oo wata Gaadiid Dagaal oo ay ka midyihiin Qoryaha Zuuga lamana Garanayo Sababta keentay in Qori Zuu ah oo Goob Dagaal loogu talagalay La dhexkeeno Magaalada. Madaxweyne Gaas ayaa Ka Cabsi Qabay Mudaharaad looga soo horjeeday oo ka dhacay Caasimadda Qaraxii kadib Xilli uu
Dalka dibadiisa ku maqna Isagoo ka cabsaday inuu wajigiisa labaad lagu soo beego imaanshihiisa Maantay iskusoo wada Duubo Madaxweyne Gaas
ayaa ka baaqday Safaro uu ku Tagilahaa Wadanka Sacuudiga iyo Magalada muqdisho lamana Garanayo Sababta baajisay Safaradaas.

Puntlandes.com

About The Author