Daawo sawirrada Rooble oo kulan la leh Golaha Midowga Musharraxiinta

28 Nov 2021 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh Golaha Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadlayaan arrimaha doorashooyinka dalka iyo Daahfurnaanta hannaanka doorashada Dalka.

Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa cabasho iyo wal-wal ka muujiyey qaabka ay ku sheegeen boobka cad ee ay doorashadu uga bilaabatay Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Muqdisho oo ay ka bilaabatay tii Somaliland.


Puntlandes.com

About The Author