Wararka maanta Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer ee Jubaland oo shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 6 kursi puntlandes 18 January, 2022 18 Jan 2022 (Puntlandes) Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad goboleedka ee Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 6 kursi. 6-kursi oo ka mid ah 14-kii kursi ee la shaaciyay 13/12/2021. About The Author puntlandes See author's posts Continue Reading Previous Sawirro-Muuqaal: Madaxweyne Deni oo daah-furay hiigsiga Puntland 2040Next Puntland oo mudeysay fariisinta goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn More Stories Wararka maanta Muuqaal: Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo difaacay Imaaraadka Carabta kana hadlay dagaalka Argagixisada Daacish & hagardaamada DFS puntlandes 3 June, 2025 Wararka maanta Argagixisada Daacish oo qarax la eegatay Gudoomiyaha Degmada Qandala puntlandes 3 June, 2025 Wararka maanta Maamulka Xasan Sheekh oo shaqaalaha dawlada, xildhibaanada, wasiirada qasabka uga dhigay inay isdiiwaan gelinayaan puntlandes 3 June, 2025