Daawo sawirrada Madaxweyne Deni oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Federaal

Filed under: Wararka maanta |

23 Jan 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Federaal Mudane Maxamed Cawil Warsame iyo Xubin ka mid ah Guddiga Mudane Bashiir Axmed Yuusuf.