Sawirro: Rooble oo kulan la Qaatay madaxweyne ku-xigeenka Imaaraadka Carabta

31 Jan 2022 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dubai kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Maxamed Bin Rashid Ala-Maktoum.

Labada masuul ayaa waxay ka wadahadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo iskaashiga labada dal, kaas oo xumaa muddo dhawr sano ah.

About The Author