DEG DEG: Yalho oo Alshabaab Qabsatay. Bosaso oo Qarax kadhacay iyo Somaliland oo Tukaraq Soodhaaftay!!!!!

Tuulada Yalha Waxaa caawa lawareegay Ururka Alshabab Dhimashada iyo dhaawaca wali Lama Xaqiijin waxaase jira halgaari oo ah nooca dagaalka oo ay gubeen.

Dhanka kale Ururka Alshabab ayaa Magalada Bosaso ka geystay Qaraxyo halqof uu ku dhintay halka 4 kalena ku dhaawacmeen Qofka geeriyoodey iyo  dhaawaca ayaa dhammaantood ahaa rayid. Waa markii saddexaad muddo saddex bilood gudahood ah ee halkaas weerar lagu soo qaado. Magaalada Bosaso ayaa Amnixumo la deristay tan iyo markuu xukunka la wareegay madaxweyne Gaas.
Dhinacakale Maamulka Somaliland ayaa Qabsaday Kastanka Tukaraq waxaana Galabta Caasimada Garowe ka baxay Ciidama Farabadan oo ay hogaaminayaan Gen Saciid Dheere iyo Gen Muxiyadiin Axmed Xaalada Puntland ayaa ku jirta Dagaal wajiyo badan leh waxayna tani kusoo beegmaysaa iyadoo Madaxweyne Gaas iyo Kuxigeenkiisuba ay Safara Tamashle ah dalka uga maqanyihiin iyadoo Puntland Xaalad dagaal ku jirto.

Wixii war oo ku soo kordha kala soco Puntlandes.com

Puntlandes.com

About The Author