Daawo: Xuubsireed oo ku wareejiyey xilkii Agaasimaha hay’adda daryeelka bulshada Puntland.

0

Agaasimahii hore ee hay’adda daryeelka bulshada Puntland Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed ayaa maanta xilkii ku wareejiyey agaasimaha cusun ee uu madaxwayne Gaas u soo magacaabay hay’addaas Maxamed Cabdirisaq Dayib Guure.

Halkan hoose ka daawo

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *