12 May 2022 (Puntlandes) Maanta ayaa waxaa khudbadii Murashaxnimada Madaxweynaha JFS ka horjeeday Mudaneyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka, isagoona soo bandhigay qorshe Siyaasiyadeedkiisa.