Daawo Muuqaalo: Qalbidhagax “shacabka Soomaaliyeed waa inay laxisaabtamaan dadkii dhibka noo gaystay….oo aan la dooran…..”

12 May 2022 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa iyo xarunta Xukuumadda ku qaabilay halgamaa Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbidhagax oo sanadkii 2017-kii si sharciga baal marsan loogu gacan galiyay Dowladda Ethiopia.

Rooble ayaa Qalbidhagax ka xaalmariyay gaboodfalkii lagula kacay isaga iyo ururkii uu ka tirsanaa ee ONLF.

Qalbidhagax “shacabka Soomaaliyeed waa inay laxisaabtamaan dadkii dhibka noo gaystay….oo aan la dooran…..”

Daawo Rooble oo Xafiiskiisa & xarunta XFS kusoo dhaweeyey halgamaa Qalbidhagax

About The Author