Dhagayso: Dr Gaboose “go’aankii golaha wakiilada wuxuu meesha ka saaray jiritaanka sharcinimo ee xilka musharax Madaxweyne ee sadexda xisbi”

24 May 2022 (Puntlandes) Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Somaliland ee Barwaaqo Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo waraysi siiyey idaacadda VOA somali ayaa ka hadlay guddiga diiwangalinta ururada siyaasada kuwaasi oo 4 xubnood oo ka mid ah uu baarlamaanka Somaliland shalay ansixiyey.

Dr Gaboose ayaa yiri “go’aankii golaha wakiilada wuxuu meesha ka saaray jiritaanka sharcinimo ee xilka musharax Madaxweyne ee sadexda xisbi”

Dhagayso waraysiga Dr Gaboose

About The Author