Daawo sawirrada iyo muuqaalka Ciidankii cusbaa ee Puntland oo dhoolatus & gaadakaciyaar ku sameeyey Buuhoodle & masuuliyiin kahadlay

26 May 2022 (Puntlandes) Magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa waxaa dhoolatus iyo gaada ka cayaar ka sameeyey Ciidankii cusbaa ee ay keentay dawladda Puntland kuwaas oo lagu soo tababaray magaalada Gaalkacyo.

Shacabka magaalada ayaa si xoogan usoo dhaweeyey Ciidankaan iyagoo soo buuxdhaafiyey wadooyinka magaalada si ay u daawadaan.

About The Author