Bannaanbax loogu magacdaray Badbaadada Somaliland oo loo gudbiyey dawladda Somaliland

28 May 2022 (Puntlandes) Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha u gudbiyay Wargelin la xidhiidha in ay dalka ka sameyn karaan dibad-baxyo ay ku muujinayaan aragtidooda Arrimaha Doorashada ee Muranku ka taagan yahay.

Xisbiyada ayaa bannaanbaxaan waxau ugu magac dareen “Badbaadada Somaliland”. Dhanka kale lama yaqaan inay dawladda Somaliland ka aqbali doonto iyo in kale.

About The Author