Sawirro: TPEC oo kulan kula qaatay Wafti ka socda Safaaradaha Finland iyo Norway

30 May 2022 (Puntlandes) Gudoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC Cabdirsaaq Axmed Siciid ayaa galabta xarunta dhexe ee Guddiga kulan kula qaatay Wafti ka socda Safaaradaha Finland iyo Norway.

Gudoomiyaha ayaa masuuliyiinta laba safaaradood siiyay warbixin ku saabsan shaqada Guddiga iyo qorshahooda sanadkan oo ah in ay qabtaan dhoorashada golayaaasha degaaanka degmoyinka dhiman.

Sidoo kale waftiga ayaa Guddiga ku amaanay shaqada ay hayaan waxayna ku dhiirigaliyeen dardargalinta Hanaanka Axsaabta badan ee Puntland.

About The Author