WAR DEG DEG AH: Guurtida Somalind oo xil kordhin u sameeyey madaxweyne Siilaanyo

War hada soo gaaray Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegaya in Guurtida Somalind ay xilka u kordhisay madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo mudo ah 1 sano iyo 10 bilood.

Muddo kordhintan ayaa ka badan mudadii la lagu wada heshiiyey iyadoo wixii ugu dambeeyey Ee laga wadahadlay ay ahay sanad iyo lixbilood.

Faahfaahin kala soco Puntlandes.com

Puntlandes.com

About The Author