DEG DEG: Burco oo uu ka socdo Mudaharaad balaaran oo looga horjedo muddo kordhinta Siilaanyo iyo madax xisbi oo la xiray

Waxa ka socda magaalada Burco xarunta Gobolka Togdheer ee Somaliland mudaharaad balaaran oo looga soo horjeedo muddo kordhinta ay Guurtidu u samaysay sanad iyo 10 bilood.

Shalay ayaa waxaa Mudaharaad SaSalmi ah ugu baaqay dadweynaha reer Somaliland xisbiga Wadani.

Waxaa xusid mudan in xukuumada Somaliland ay xabsi ku gurtay maanta masuuliyiin badan oo ka tirsan xisbiga Wadani.

Waxaa kaloo wararka soo gaaraya Warbaahinta Puntlandes ay sheegayaan in xukuumadu la wareegtay xarunta dhexe ee xixisbiga Wadani uu ku lahaa caasimada Hargaysa.

wixii war ah oo ku soo kordha kala soco Puntlandes.com

Puntlandes.com

About The Author