WAR DEGDEG AH XISBIGA UCID OO OO KASOO HORJEESTAY MUDADA GUURTIDU U KORDHIYEEN XUKUMADA SIILAANYO.

Hargaysa (Pes) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka Soo horjeestay Mudada Golaha guurtidu u kordhisay Xukumada Madaxweyne Siilaanyo ee ah nannadka iyo 10 Billood, waxanu sheegay in Xisbiga UCID uu ka soo horjeedo Go’aanka Cusub ee ay Guurtidu Qaateen.

Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta la hadlayey waxa kale oo uu sheegay in haddii Madaxweynuhu Diidi waayo Mudadaasi sharcidarada ah ee loo kordhiyey ay qabban doonanay Shir beelleed ka dhan ah Xukumada oo lagaga tashano Ayaaha Qaranka Somaliland.

Wixii ku soo kordha kala soco Puntlandes.com

Puntlandes.com

 

About The Author