Daawo Video: Khudbada Madaxweynaha Puntland ee Golaha Wakiilada

0

Madaxwyna Puntland Dr Gaas ayaa Baarlamaanka Puntland hortagay 23-07-2014. Wuxuuna Gaas ka jeediyey khudbad wuxuuna ka jawaabay su,aalo ay waydiiyeen xildhibaanada Puntland. Inkastoo jawaabaha uu Gaas ka bixiyey Su,aalihii ay xildhibaanadu waydiin ay ahaayeen kuwo marinhabaabin ah.

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa khudbadii Dr Gaas ka jeediyey Baarlamaanka 23 july 2014.

Hoos ka daawo

Xafiiska wararka
Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *