Muuqaal: Ajandaha Rasmiga ah Golaha Wakiillada Puntland oo la ansixiyey

18 June 2022 (Puntlandes) Xildhibaannada Golaha Wakiillada DPL, ayaa maanta loo qaybiyey Ajandaha Rasmiga ah ee Kalfadhiga 50-aad Goluhu ku shaqeyn doono.

Ajenadaan oo ay ku jiraan la xisaabtan Xukuumadda, ka doodida heshiisyadii ay gashay Xukuumadda Puntland iyo khilaafka madaxweynaha iyo madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaan la aqoon sida ay ku meelmari karaan.

About The Author