Dhagayso: Jubaland oo taageertay Xukuumadda cusub

05 Aug 2022 (Puntlandes) Madaxweyne kuxigeenka 2aad ee Jubaland Cabdiqadir Xaaji Maxamud (Lugadheere) oo ku hadlaya afka Maamulka Jubaland ayaa caddeeyay mowqifkooda ku aadan xukuumada cusub ee Soomaaliya ee uu magacaabay Ra’isul Wasaare Xamze Cabdi Barre.

Lugadheere ayaa waxa uu sheegay inay taageersan yihiin xukuumadda cusub, isla makraana ay ku boorrineyso Baarlamaanka inuu ansixiyo.

Hoos ka dhagayso warbixin ay ka diyaarisay VOA somali

Puntlandes.com

About The Author