Daawo warbixin: Wajiga 1aad ee ballaarinta Garoonka Bosaso, Parkinka iyo Laamiga magaalaga taga oo lasoo gabagabeyey

28 Aug 2022 (Puntlandes) Wajiga 1aad ee ballaarinta Garoonka diyaaradaha magaalada Bosaso, Parkinka Garoonka iyo Laamiga isku xira magaalaga iyo garoonka oo lasoo gabagabeyey.

Laamiga oo ka kooban labo dhan ayaa dhererkeedu yahay 5KM iyo Baarkin ballaan ayaa la dhamaystiray, iyagoo Dhabaha Diyaaraduhu ku ordaana lagu daray 800m, halkii ay markii hore ahayd 2400M.

Garoonka ayaa iminka wuxuu noqonayaa dhabaha ay diyaaraduhu ku ordaan 3200M.

About The Author