Dawladda Cusub iyo Filashada Shacabka: Falanqaynta Hiigsiga Madaxwexweynaha iyo Barnaamijka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

02 Sept  2022 (Puntlandes) Hay´adda Mind ee Soomaaliya ayaa waxay taxanaheeda 12aad ku martigelin doontaa Barnaamijka ”Dawladda Cusub iyo Filashada Shacabka”.

Waxaa si guud iyo si gaar ahba loogu lafaguridoonaa Hiigsiga Hiigsiga Madaxweynaha iyo Barnaamijka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Waxaa martik u ah Barnaamijka oo mid si gaar ah u xiiso badan:

  1. Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalaynta iyo dib u heshiisiinta ahaana Taliyihii hore ere NISA Amb. Axmed Macalin Fiqi.
  2. LaTaliye Sare Arimaha Siyaasadda iyo Isuwaha Barnaamijyada XRW ahna Xoghayihii hore ee XRW Dr. Ahmednuur Maxamed Cali
  3.  Gudoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka ah mudane Cismaan Muxiyadiin Shaatax

Waxaana Barnaamijka daadihin doona LaTaliye Sare Arimaha Dhaqaalaha Xafiiska ahna Wasurl dawle Hore RW Dr Cabdiqani Cabdi Jaamac.

Ha moogaan fadlan NBarnaamijkaas aadka u xiisaha badan

About The Author