Sawirro: Ciidanka dowladda Soomaaliya ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan cadeymo muujinaya Canshuur ay Alshabaab ka qaado shacabka

05 Sept  2022 (Puntlandes) Ciidanka ammaanka ee dowladda Soomaaliya oo howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Basra oo dhanka koonfur galbeed uga beegan magaalada Muqdisho ayaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan cadeymo muujinaya Canshuur ay Alshabaab ka qaado dadka shacabka ah.

Sidoo kale waxay ciidanku Basra ka sii daayeen dad shacab ah oo Alshabaab u afduubnaa, kuwaas oo u badnaa ganacsato ay Canshuur u heysteen.

About The Author