Sawirro-Muuqaal: TPEC oo diyaarisay qalabkii diiwaangalinta codbixiyaayaasha Doorashooyinka

06 Sept  2022 (Puntlandes) Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa si habsami leh uwada fariisinta iyo rakibida qalabka diiwaangalinta codbixiyaasha Doorashooyinka qof iyo codka ah ee Puntland.

Qalabkan oo qaybka ah dhamaystirka Doorashooyinka qof iyo codka ah ee degmooyinka harsan dhawaana Guddigu keeneen xarunta dhexe ee Guddiga ayaa waxaa ka shaqaynaya waaxda Diiwaangalinta codbixiyayaasha Guddiga iyo Khuburo caalamiya oo maalmaha soo socda dhamaystiri doona rakibaada qalabkan casriga ah.

About The Author