Daawo Muuqaalo: Musharax Cirro & Gud. UCID oo dhaliil xoogan u jeedidiy MD Muuse Biixi

08 Sept  2022 (Puntlandes) Musharaxa madaxweyne ee Xisbiga WADDANI C/raxmaan Cirro iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Hargaysa ayaa dhaliil xoogan u jeedidiy Madaxweyne Muuse Biixi.

Musharrax Cabdiraxmaan Cirro “ Maadaama Xukuumadu diiday soo jeedintaii GanacsatadaAxsaabta Mucaaradku waxay taagerayaashooda kuwargelinayaan in ay sii wadayaan isu soo baxyadii Silmiga ahaa oo kuwii hore ka abaabul weyn, ka baaxad weyn kuwaas oo socon doona inta xal siyaasi ah la helayo ama doorashada madaxtooyadu qabsoomayso..”

Faysal Cali Waraabe ayaa yiri “Waxaanu Mudaharaadka Ka Samayn Doonaa Madaxtooyada meesha dalka looga taliyo”

Hoos ka daawo Musharax Cirro

Halkan hoosana ka daawo farsal Cali Waraabe

About The Author