Akhriso Mowqifka Dowladda Puntland ee Arrimaha soo saarinta Shidaalka ee DFS wado

15 Sept  2022 (Puntlandes)  Dowladda Puntland ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha soo saarinta Shidaalka ee DFS wado, iyadoo ku tilmaantay mid dastuurka dalka baal marsan oo aan sharciyad haysan.

Sidoo kale Dowladda Puntland oo sharcidaro daro ku tilmaantay Xeerka Shidaalka ayaa sheegtay in Baarlamaanku ay ansixiyeen iyadoo aan lagala tahay dawladaha xubnaha ka ah DFS,

About The Author