Sawirro-Muuqaal: Axmed Madoobe oo qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

20 Sept  2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo xubno kasocday Hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala Soomaaliya.

Kulanka ayaa lagaga hadlay xaalada guud ee dalka gaar ahaan arimaha amniga, Siyaasada iyo abaaraha ka jira dalka kuwaas oo saamayn ku yeeshay qeybo badan oo dalka Kamid ah.

About The Author