Muuqaal: Wasiirka Warfaafinta Puntland “Waxaan uga digayaa inay sii wadaan daan daansiga joogtada ah”

20 Sept  2022 (Puntlandes) Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa ka hadlay socdaalka Madaxweynaha Somaliland ku soo gaaray gobolka Sool, wuxuuna yiri “Waxaan uga digayaa inay sii wadaan daan daansiga joogtada ah”.

Waa shirkii labaad ee uu wasiirku qabto tan iyo markii uu shalay Muuse BiixI Cabdi safarka ku tagay deegaanada ka tirsan gobalka Sool.

About The Author