Daawo Muuqaal: Somaliland oo sheegtay inay shidaal ka heshay deeganka Bahadhamal

29 Sept  2022 (Puntlandes) Somaliland ayaa ku dhawaaqdey inay shidaal ka heshay deeganka Bahadhamal ee degmada Salaxley oo ah duleedka magaalada Hargeysa.

Deegankan oo laga qodaayey ceel biyood ayaa markii la qoday 450 Miter waxaa la gaarwax madow oo daamur u eg shidaal.

Wasiirka macdanta Somaliland oo warbaahinta la hadley ayaa shaacisay in halkaas lagu arkay 3 calamadood oo shidaalku leeyahay.

About The Author