Gobolka Banaadir oo magacaabay Guddiga Gurnad Degdeg ah la gaara dadkii wax ku noqday

30 Okt 2022 (Puntlandes) Gobolka Banaadir ayaa magacaabay Guddiga Gurnad Degdeg ah la gaara dadkii wax ku noqday qaraxii shalay ay Alshabaab ka gaysatay isgayska Soobe ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa waxaa ilaa iminka la xaqiijiyey inay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 120 qof, waxaana ku dhaawax´cmay dad 300 kor u dhaafaya.

About The Author