Jadwalka & qodobada hortabinta u leh shirarka Golaha Wadatashiga Qaran

31 Okt 2022 (Puntlandes) Waxaa la shaaciyey Jadwalka & qodobada hortabinta u leh labada shire e soo socda ee  Golaha Wadatashiga Qaran, kuwaasoo dhici doona 24-26 December 2022 iyo 20-24 February 2023.

Jadwalkaan ayaa waxaa ku cad ajandaha shirarka ay yeelanayaan Golaha Wadatashiga Qaran, waxaana ku jira qodobo xasaasi ah oo ay ka mid yihiin.

Maqaamka Caasimadda, qaybinta tirade Aqalka, awoodaha u gaarka ah DFS DXDF…, Dhismaha hanaan Garsoon, Dib u eegista xeerarka doorashooyinka (ku darsi), qaybsiga khayraadka, qaybsiga dakhliga gudaha…

About The Author