Sawirro: Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug oo booqday Saldhigyada Booliska Degmada Bursaalax

13 Nov 2022 (Puntlandes) Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug G/Sare Maxamud Cabdixakin yusuf ayaa maantey booqday Saldhigyada Booliska Degmada Bursalax iyo Bayra Ciidanka Kusugan Taliyaha ayaa kormeer iyo baraarujin ugu Tagay Ciidanka Booloska Xarumahaasi

Taliyaha ayaa Waxaa kaloo uu Booqasho iyo u kuur gal xaalada amniga ku tagey Gobaha saldhiga Policeka Xafiisyada, Dhismaha iyo Xaalada Maxaabiista Saldhigyada.

Taliyaha Maxamuud ayaa Dagmada Bursaalax u yimid Shirkii Nabaddeenta Beelaha Gobalka Mudug.

Shirka Nabaddeenta ayaa loo balan sanyahy inuu maalinta birito ah ka dhaco dagmada bursaalax.

Dhinaca kale Ciidamada booliska ayaa dhankooda Taliyaha Uga mahad celiyey Sida uu mar Walba ugu heelan yahay garab istaaga iyo kawar qabka Ciidamada Booliska Gobolka Mudug.

About The Author