TPEC oo shaaciyey Seejooyinka & Goobaha Diiwaangelinta Cod-bixiyayaaasha Degmooyinka Puntland

17 Nov 2022 (Puntlandes) Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland, (TPEC), ayaa wuxuu shaaciyey goobaha diiwaan-galinta iyo Seejooyinka cod-bixiyayaasha Degmooyinka Puntland.

Waxaa jira deegaano badan oo Guddigu ka tageen mana aynsan caddayn sababta ay deegaano ballaarana uga tageen meel aan deegaan ahayna u qaateen.

Goobaha loo asteeyay codbixinta iyo diiwaan-galinta degmooyinka waa sidaan hoos ku qoran: