Muuqaal: TPEC & Ururada Siyaaasadeed Puntland oo isla qaatay bilaabashada diiwaangelinta 5-ta January 2023

08 Dec 2022 (Puntlandes) Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC iyo 9-ka Urur Siyaaasadeed ee Puntland oo maanta kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Xarunta dhexe ee Guddiga ayaa si wada jira isula qaatay in xiliga bilaabashada diiwaan-gelinta dib loo dhigo lagana dhigo 5-ta January 2023, si Ururadu ugu diyaar garobaan ugana qayb-qaataan abaabulka diiwaan-gelinta dadwaynah.

About The Author