Daawo Muuqaal: Maxkamadda Darajada 1aad ciidamada Mudug & Cayn oo xukumo kala duwan kuriday xubno kamida Alshabaab

13 Dec 2022 (Puntlandes) Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee gobolada Mudug iyo Cayn ayaa xukumo kala duwan ku riday xubno kamida Alshabaab.

Kooxdaan ay Maxkamaddu xukumo kala duwan ku riday ayaa ku eedaysnaa dilkii allaha u naxariistee Nabadoon Cabdiqani Xasan Waloore iyo 2 nin oo lagu qabtey walxaha Qarxa.

About The Author