Sawirro: Xulka Argentine oo ku guulaystay Koobka Adduunka 2022-ka

18 Dec 2022 (Puntlandes) Xulka dalka Argentine ayaa ku guulaystay Koobka Adduunka ee sannadka 2022-ka, kaas oo lagu qabtay dalka Qatar.

Xulka dalka Argentine labo gool ku hormartay laakiin France ayaa waxaa u suurtogashay daqiiqadii dambe inay bareejayso, kadibna 90-kii daqiiqo ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay France 2-2 Argentine .

30 daqiiqo ayaa lagu daray natiijadu waxay noqotay 3-3, kadib waxa la go`aamiyay rigoorayaal , waxaana 4-2 ku badisay Argentine.

About The Author