War-Murtiyeed ay soo saareen qaar ka mida Ururada Siyaasadda Puntland kadib markii lagu kala kacay…..

18 Dec 2022 (Puntlandes) War-murtiyeed ayey caawa soo saareen qaar ka mida Ururada Siyaasadda Puntland, kadib markii lagu kala kacay shir ay yeesheen Urarada iyo Dowladda.

Madaxweyne oo ka shaqeeyey kala fur-furka Ururadii war-murtiyeedka ka kooban 13ka qodob soo saaray ayaa qaybtii uu watay oo qaarkood uu khilaaf ka abuuray iyo Ururkiisa KAAH waxay soo saareen war-murtiyeed ay ku taageereen madaxweyne Deni qorshihiisa.

Urada Puntland ee iminka oo ah 9 ayaa waxaa ka maqan taageerida madaxweynaha sadexda Urur ee kala ah Dhalinyada, Horseed iyo Mideeye.

About The Author