Muuqaal: Qaar kamid ah Ururada siyaasada Puntland oo si adag u eedeeyey MD Deni, goaano adagna soo saaray

18 Dec 2022 (Puntlandes) Ururada Mideeye, Horseed, Dhalinayarada iyo Shaqaalaha ayaa soo saarey qoraal ay digniin ugu dirayaan Xukuumada Puntland.

Ururadaan ayaa sheegay in cawaaqib xumada ka dhalata doorasho aan hufnayn oo Puntland ka dhacda uu Deni qaadanayo, iyagoo sidoo kale TPEC ku tilmaamay mid aan dhex-dhexaad ahayn .

Dhanka kale waxay ku eedeeyeen Deni in uu ku hawlan yahay kala qaybinta ururada sityaasadda isagoo kula wareegaya gacan wasakh leh waa sida ay hadalka u dhigeen .

About The Author