Sawirro-Muuqaal: Laftagareen ” Badbaado Koonfur Galbeed wax la yiraahdo ma jiraan, badbaadadda KGS qofkii raba Shabaab ha ka badbaadiyo”

default

20 Dec 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo xalay ka qaybgalay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey 4 sano guuradii kasoo wareegtay markuu xilka qabtay ayaa ka hadlay muddo xileedkiisa dhamaaday iyo siyaasiyiinta ka soo horjeeda.

Laftagareen ” Badbaado Koonfur Galbeed wax la yiraahdo ma jiraan, badbaadadda KGS qofkii raba Shabaab ha ka badbaadiyo”

default

About The Author