Daawo Video: Dalad ay ku midaysan yihiin Ururada Bulshada Rayidka PL oo ku gacansayrtay TIRAKOOBKII CAYNTE

96

28 May 2015 (Puntlandes)- Dalad ay ku midaysan yihiin Ururada Bulshada Rayidka ee Puntland ayaa maanta ku gacansayrtay TIRAKOOBKII CAYNTE ee dhawaan uu soo bandhigay.

Gudoomiyaha Dalada Nuur Shire Cismaan oo akhriyey Warsaxaafadeed ka soo baxay Dalada ayaa cadeeyey in uu yahay Tirakoobka CAYNE mid la siyaasadeeyey oo dad gooniyahi ay dano Siyaasadeed ka yihiin. Gudoomiye Nuur Shire ayaa ku tilmaamay wax laga xumaado oo aan marna la qaadan akrin Tirakoobka CAYNE wuxuuna sii raacshay “ma aha wax sax ah”

Tirakoobka CAYNE ayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed ku gacan sayrtay marka laga reebi BEESHIISA oo iyadu ku ganacsan maadaama ay Gacantooda isku Qoreen tiraday rabaana ku sheegteen.

Daawo Warsaxaafadeedkii dalada

Puntlandes.com

About The Author