Sawirro-Muuqaal: Ciidanka Booliska Galmudug oo xabsi u taxaabay Odayaal Alshabaab heshiis la soo galay

25 Dec 2022 (Puntlandes) Booliska Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay Odayaal heshiis loo soo galay Alshabaab oo ku soo noqday magalaada Cadaado.

Odoyaashaan oo sadex ah ayaa waxaana loo dhaadhicieyey Xabsiga.

Odoyaashaan ayaa saaka warbaahinta kula hadley Cadaado waxayna caddeeyeen jiritaanka heshiiska iyo sababaha ku kalifay.

About The Author